Business iyo ganacsi hada lahayn. In yar no sabar, ukaadi, waqti dhow waxaan biloow doona cashiro (courses) o an dedka Somaliyeed u dhigi doono sida internet-ka laga shaqeeysto o business/ganacsi internet-ka ah o biloowdo. Cashirka waxa lagu dhigaaya af-Soomaali iyo af-Ingiriis.
Noo sabar.
Tababarkeena markaa isku diwaan geliso oona isku qorto,
waxyaabahaa baraneeso wuxu ka mid yahay
1. Affiliate Marketing
2. Dropshipping
3. Freelance Work
4. Blogging
5. Web Design
6. Graphic Design
7. Traffic Arbitrage
8. Digital Arbitrage
iyo wax kasii badan
Marka – sabar lahaaw. Waqtiguu tababarka bilawanaayo halkaa aya lagu dhejineyya.